Addis Ababa; Hidar 2, 2019 T.I.
ኣዲስ ኣበባ፤ ዕለት 1 ሕዳር 2019 ዓ.ም.
Addis Ababa, 26 Tikimt 2019 (KI)
Oktoobar 8 - 9, 2019 T.I.
Dawladdu waa inay qaaddaa hannaanka iyo tallaabooyinka ku habboon si looga hortago weerarrada ka dhanka ah dadka rayidka ah, iyadoo la xaqijinayo nabadgelyada iyo badbaadada muwaaddiniinta
Iskaashiga waxkuoolka ah ee ka dhexeeya ururrada bulshada rayidka ah iyo hay'adaha qaran ee xuquuqda insaanka ayaa ah mid aasaasi u ah kor u qaadista ka-qaybgalka iyo taageerada ay ka geystaan si geeddi-socodka caddaaladda ku-meel-gaadhka ahi u noqdo mid loo dhan yahay oo ay dadku si buuxda uga qaybqaataan.
Lesotho, Tikimti 3, 2019 T.I.
Warbixintu waxay muujinaysaa horumarada togan ee la diwaan geliyay iyo arrimaha weli walaaca leh oo ay la socdaan talo-soo-jeedino, iyadoo ku salaysan xogta iyo caddaymaha uu EHRC ku soo ururiyay kormeerka iyo baadhista xuquuqda insaanka ee uu sameeyay muddadii warbixinta
Adaama, Meskerem 28, 2019
Ugudanbeeyay Warbixinta Xaaladda Xuquuqda Insaanka ee Itoobiya ee Sanadlaha ah (laga soo bilaabo Sane 2017 ilaa Sane 2018 T.E.) Dhalinyarada, Xuquuqda Insaanka iyo Caddaaladda Ku-meel-gaadhka Ah Xuquuqda Insaanka ee Haweenka General Enquiries 📞 Phone: +251-11550 4031 📧 Email: info@ehrc.org Report Human Rights Violations 📞 Phone: 7307 (toll-free) 📧 Email: report@ehrc.org EHRC iyo Wararka Ethiopian Human Rights Commission...