Si loogu heli karo adeegga baxnaaninta iyo qalabka caawinta ee dadka baahiyaha gaarka ah qaba, waxaa lagama maarmaan ah in la xoojiyo laguna ballaariyo hay'adaha jira
Tababarradan waxaa la siiyay dhalinyarada, xubnaha booliska iyo maamulka xabsiyada, waayeelka, hay'adaha u adeega dadka gudaha ku barakacay, ururada naafada, xirfadlayaasha farshaxanka, iyo sidoo kale shaqaalaha iyo mas'uuliyiinta ururada bulshada rayidka ah
Awoodda la xoojiyay ee Ururada Bulshada Rayidka ah waxay faa'iido weyn u leedahay ilaalinta xuquuqda insaanka
EHRC waxay sii xoojin doontaa dhaqdhaqaaqa ay ku ballaarinayso gaarsiinta adeegga, iyadoo bulshada ugu dhowaanaysa barnaamijka wareega ee qaabilaadda cabashooyinka
Waa In La Xaqiijiyo Ka Qaybgalka Barakacayaasha Gudaha Ee Geedi-socodka Caddaaladda Kumeelgaarka Ah Ee Qaranka Iyo Sidoo Kale Doorashada 7-aad Ee Dalka
Taageerada iyo korjoogteynta isku dubaridan ee ururada bulshada rayidka ah ayaa lagama maarmaan u ah xaqiijinta xuquuqda qaybaha bulshada ee u nugul doorashada 7-aad ee qaranka
Si loo yareeyo saamaynta taban ee uu keeno Garaadka Macmalka ah, waxaa loo baahan yahay in la hirgeliyo garaad macmal ah oo tixgelinaya xuquuqda insaanka
Si loo xalliyo caqabadaha soo wajaha geeddi-socodka fulinta adeegga Seeftee-naydka iyo in la xaqiijiyo xaqa ay waayeelku u leeyihiin helitaanka dammaanad bulsho oo dhammaystiran, waa in ay iskaashadaan daneeyayaashu
Dhaqangelinta dhabta ah ee halbeegyada xuquuqda aadanaha ee caalamiga ah waxay ku xiran tahay awoodda bulshada rayidka ah iyo hababka qaranka si loo fududeeyo dabagal adag iyo warbixin xilliyeedka ah