Taxaddarka habboon ee xuquuqul insaanku wuxuu door muhiim ah ka ciyaaraa aqoonsiga, ka hortagga, yaraynta, iyo xallinta saameynta ay hawlaha ganacsiga iyo xidhiidhadoodu ku leeyihiin xuquuqul insaanka
Adeegga gargaarka sharci ee bilaashka ah waa inuu lahaado tilmaame qaran oo habaysan, si loo hubiyo tayada iyo isla-xisaabtanka adeegga; taas awgeed waa in daneeyayaashu si wadajir ah uga shaqeeyaan
Oktoobar 8 - 9, 2019 T.I.
Iskaashiga waxkuoolka ah ee ka dhexeeya ururrada bulshada rayidka ah iyo hay'adaha qaran ee xuquuqda insaanka ayaa ah mid aasaasi u ah kor u qaadista ka-qaybgalka iyo taageerada ay ka geystaan si geeddi-socodka caddaaladda ku-meel-gaadhka ahi u noqdo mid loo dhan yahay oo ay dadku si buuxda uga qaybqaataan.
Ansixinta Axdiga Caalamiga ah ee Dhowrista Dhammaan Dadka Qasabka lagu Waayo (ICPPED) waxay sii xoojin doontaa qaab-dhismeedka sharciga ee dalka, waxayna muujin doontaa ballanqaad cusub oo ku saabsan ka-hortagga, baaritaanka, la-xisaabtanka, iyo magdhaw-siinta dhibbanayaasha iyo qoysaskooda
Tababarradani waxay taageero mug leh ka geysanayaan sidii hannaanka caddaaladda xilliga kala-guurka uu u noqon lahaa mid ku dhisan mabaadi'da xuquuqda aadanaha, isla markaana keena natiijo caddaalad ah oo waarta
Iskaashiga lala yeesho ururada bulshada salka ku haya wuxuu door weyn ka ciyaaraa xaqiijinta ka-qaybgalka dadweynaha ee hannaanka TJ
Isbeddelka cimiladu wuxuu u taagan yahay dhibaatada xuquuqda insaanka sababtoo ah saameynta tooska ah ee uu ku leeyahay nolosha dadka, hab-nololeedkooda, iyo xuquuqdooda aasaasiga ah
EHRC oo loo Wado Inay Noqoto Kormeeraha Guud ee Madax-bannaan ee Heshiiska Xuquuqda Dadka Baahiyaha Gaarka ah Qaba
Waa lagama maarmaan in la xoojiyo awoodda khubarada si ay si madax-bannaan ugu kormeeraan geeddi-socodka caddaaladda kumeel gaarka ah