Taageerada iyo korjoogteynta isku dubaridan ee ururada bulshada rayidka ah ayaa lagama maarmaan u ah xaqiijinta xuquuqda qaybaha bulshada ee u nugul doorashada 7-aad ee qaranka
Si loo yareeyo saamaynta taban ee uu keeno Garaadka Macmalka ah, waxaa loo baahan yahay in la hirgeliyo garaad macmal ah oo tixgelinaya xuquuqda insaanka
Si loo xalliyo caqabadaha soo wajaha geeddi-socodka fulinta adeegga Seeftee-naydka iyo in la xaqiijiyo xaqa ay waayeelku u leeyihiin helitaanka dammaanad bulsho oo dhammaystiran, waa in ay iskaashadaan daneeyayaashu
Dhaqangelinta dhabta ah ee halbeegyada xuquuqda aadanaha ee caalamiga ah waxay ku xiran tahay awoodda bulshada rayidka ah iyo hababka qaranka si loo fududeeyo dabagal adag iyo warbixin xilliyeedka ah
Madaxa Guddiga ee EHRC ayaa muujiyay sida uu uga xun yahay khasaaraha soo gaaray, waxaana uu ku baaqay jawaab-celin degdeg ah, isku-duwan, kana tarjumeysa ilaalinta xuquuqda insaanka ee dhibanayaasha
Waxaa loo baahan yahay qaab-dhismeed sharci oo adag si loo xaqiijiyo in la dhowro xuquuqda shaqada ee Dadka baahiyaha gaarka ah qaba
Labada Hay'adood ee Qaranka ee Xuquuqda Insaanka (NHRIs) ee leh heerka aqoonsiga 'A-status' ayaa dib u xaqiijiyay sida ay uga go'an tahay horumarinta xuquuqda insaanka iyada oo loo marayo iskaashi xooggan iyo is-barashada dhiggyada
Si xal loogu helo dilalka, dhaawacyada, burburka hantida iyo barakaca dadka loogu geysanayo deegaano kala duwan oo ka tirsan Gobolka Arsi ee Deegaanka Oromada, dawladaha Federaalka iyo kan Deegaanka Oromadu waa inay qaadaan talaabooyin degdeg ah, la taaban karo oo waara, oo ay ku jiraan geynta ciidamo ammaan oo ku filan gobolka iyo xaqiijinta isla xisaabtanka
EHRC iyo Golaha Hay’adaha Diimaha ee Itoobiya ayaa kala saxiixday heshiis iskaashi ("Heshiiska Jimma") oo ku saabsan ilaalinta xuquuqda Insaanka iyo dhisidda nabadda
Xoojinta codadka, ilaalinta, iyo fayo-qabka dhibanayaasha ayaa lagama maarmaan u ah ka-qaybgalka macnaha leh ee hannaanka cadaaladda xilliga kala-guurka