EHRC waxay ugu baaqaysaa in si degdeg ah loo joojiyo dagaallada hubaysan ee qarxay, in khilaafaadka lagu xalliyo wada-hadal oo kaliya, iyo in dadka rayidka ah iyo kabayaasha rayidka ah loo fidiyo ilaalinta kuhabboon
War -Saxaafadeedka
Falalka dhallinyarada qasabka loogu qorayo tababarrada ciidan ee ka baxsan rabitaankooda iyo xannibaadda xorriyadda hadalka ee deegaanka, kuwaas oo baalmarsan mabaadi'da xuquuqda insaanka iyo Dastuurka, waa in si degdeg ah loo joojiyaa
Waa In Waddooyinka iyo Dhismooyinka Loo Dhisaa Si ay u Daboolaan Baahiyaha Isu-socodka iyo Adeegsiga ee Dadka Baahiyaha Gaarka ah Qaba
Guddiga Xuquuqul Insaanka Itoobiya (EHRC) waxa uu muujinayaa farxaddiisa ku aaddan doorashada Dr. Cabdi Jibriil Cali oo loo doortay xubin ka tirsan Guddiga CESCR. Doorashadani waxay aqoonsi u tahay doorka khubarada madax-bannaan ay ku leeyihiin horumarinta xuquuqda dhaqaalaha, bulshada, iyo dhaqanka ee heer caalami
Madaxa Guddiga ee EHRC ayaa muujiyay sida uu uga xun yahay khasaaraha soo gaaray, waxaana uu ku baaqay jawaab-celin degdeg ah, isku-duwan, kana tarjumeysa ilaalinta xuquuqda insaanka ee dhibanayaasha