Xoojinta codadka, ilaalinta, iyo fayo-qabka dhibanayaasha ayaa lagama maarmaan u ah ka-qaybgalka macnaha leh ee hannaanka cadaaladda xilliga kala-guurka
Komishanka Xuquuqda Insaanka ee Itoobiya (EHRC) wuxuu ugu baaqayaa dhammaan saamilayda inay iskaashi iyo taageero dhab ah ka geystaan sidii dalkeenna Itoobiya uu si guul leh ugu martigelin lahaa Shirweynaha Guud iyo Shirka 16-aad ee Shabakadda Hay'adaha Qaranka ee Xuquuqda Aadanaha Afrika (NANHRI) ee sanadka 2019 T.I. (2027), wuxuuna sidoo kale ugu baaqayaa in si buuxda loo fuliyo talooyinka uu Komishanku soo jeediyo
Booqashadu waxay u adeegtay madal muhiim ah oo loogu kuurgalayo khibradaha shaqo ee dhabta ah, iyo xoojinta iskaashiga hay’adeed ee labada dhinac
EHRC waxay xaqiijinaysaa diyaargarowgeeda iyo sida ay uga go'an tahay inay si guul leh u martigeliso Shir-weynaha labadii sanaba mar la qabto iyo Golaha Guud ee sannadka 2027, iyadoo la kaashanaysa NANHRI iyo xubnaheeda