Aqoonsiga dhibaatada soo gaartay dhibanayaasha iyo xaqiijinta in ay si firfircoon uga qaybqaataan qaabeynta hababka caddaaladda ku-meel-gaarka ah ayaa lagama maarmaan u ah waxtarka geeddi-socodka caddaaladda ku-meel-gaarka ah
Horumarinta iskaashiga, la-xisaabtanka, iyo xuquuqda aadanaha ee isbeddelka caalamiga ah iyo saaxadda dhijitaalka ah
EHRC waxay sii xoojin doontaa dhaqdhaqaaqa ay ku ballaarinayso gaarsiinta adeegga, iyadoo bulshada ugu dhowaanaysa barnaamijka wareega ee qaabilaadda cabashooyinka
Ilaalinta hab-dhaqannada ganacsiga qaranka si ay ula jaanqaadaan halbeegyada caalamiga ah ee xuquuqda aadanaha waxay u baahan tahay dadaal wadajir ah
Horumarinta helitaanka caddaaladda, adeegyada dhaqan-celinta, iyo la-xisaabtanka dadka ka badbaaday xadgudubyada ku salaysan jinsiga iyo galmada (SGBV) ayaa weli udub-dhexaad u ah shaqada EHRC
Waa In La Xaqiijiyo Ka Qaybgalka Barakacayaasha Gudaha Ee Geedi-socodka Caddaaladda Kumeelgaarka Ah Ee Qaranka Iyo Sidoo Kale Doorashada 7-aad Ee Dalka
Taageerada iyo korjoogteynta isku dubaridan ee ururada bulshada rayidka ah ayaa lagama maarmaan u ah xaqiijinta xuquuqda qaybaha bulshada ee u nugul doorashada 7-aad ee qaranka
Si loo yareeyo saamaynta taban ee uu keeno Garaadka Macmalka ah, waxaa loo baahan yahay in la hirgeliyo garaad macmal ah oo tixgelinaya xuquuqda insaanka
Si loo xaqiijiyo in warbaahintu gudato waajibaadkeeda ku aaddan ixtiraamida iyo baahinta xuquuqda haweenka iyo carruurta, waxaa lagama maarmaan ah in la xoojiyo hawlaha kormeerka iyo xakamaynta, iyo sidoo kale shaqooyinka kor loogu qaadayo wacyigelinta
Si loo xalliyo caqabadaha soo wajaha geeddi-socodka fulinta adeegga Seeftee-naydka iyo in la xaqiijiyo xaqa ay waayeelku u leeyihiin helitaanka dammaanad bulsho oo dhammaystiran, waa in ay iskaashadaan daneeyayaashu