Tababarradani waxay taageero mug leh ka geysanayaan sidii hannaanka caddaaladda xilliga kala-guurka uu u noqon lahaa mid ku dhisan mabaadi'da xuquuqda aadanaha, isla markaana keena natiijo caddaalad ah oo waarta
Iskaashiga lala yeesho ururada bulshada salka ku haya wuxuu door weyn ka ciyaaraa xaqiijinta ka-qaybgalka dadweynaha ee hannaanka TJ
War -Saxaafadeedka
Isbeddelka cimiladu wuxuu u taagan yahay dhibaatada xuquuqda insaanka sababtoo ah saameynta tooska ah ee uu ku leeyahay nolosha dadka, hab-nololeedkooda, iyo xuquuqdooda aasaasiga ah
EHRC oo loo Wado Inay Noqoto Kormeeraha Guud ee Madax-bannaan ee Heshiiska Xuquuqda Dadka Baahiyaha Gaarka ah Qaba
Waa lagama maarmaan in la xoojiyo awoodda khubarada si ay si madax-bannaan ugu kormeeraan geeddi-socodka caddaaladda kumeel gaarka ah
Iskaashiga ururada bulshada rayidka ah ee ka shaqeeya xuquuqul insaanka ayaa door weyn ka ciyaara xoojinta ilaalinta xuquuqul insaanka iyo xalinta caqabadaha ka jira Itoobiya
Si looga hortago xadgudubyada loo geysto dadka waayeelka ah, garab socda hawlaha ballaarinta wacyigelinta, waxaa loo baahan yahay in la dejiyo qaab-dhismeed sharci, siyaasadeed iyo mid hay'adeed oo bixiya jawaab dhab ah
Tababarradu, marka laga soo tago xoojinta ixtiraamka xuquuqda insaanka ee bulshada dhexdeeda iyo hay'adaha fulinta, waxay abuureen fursad lagu horumariyo aqoonta iyo xirfadaha lagu dhaqangelinayo mabaadi'da xuquuqda insaanka
Jawaab la jaanqaadaysa xaaladda deegaanka iyo dadaallada isku dubbaridan ee daneeyayaasha ayaa lagama maarmaan u ah in kor loo qaado hirgelinta xuquuqda waxbarashada ee deegaannada xoolo-dhaqatada