Iskaashiga waxkuoolka ah ee ka dhexeeya ururrada bulshada rayidka ah iyo hay'adaha qaran ee xuquuqda insaanka ayaa ah mid aasaasi u ah kor u qaadista ka-qaybgalka iyo taageerada ay ka geystaan si geeddi-socodka caddaaladda ku-meel-gaadhka ahi u noqdo mid loo dhan yahay oo ay dadku si buuxda uga qaybqaataan.
Lesotho, Tikimti 3, 2019 T.I.
Warbixintu waxay muujinaysaa horumarada togan ee la diwaan geliyay iyo arrimaha weli walaaca leh oo ay la socdaan talo-soo-jeedino, iyadoo ku salaysan xogta iyo caddaymaha uu EHRC ku soo ururiyay kormeerka iyo baadhista xuquuqda insaanka ee uu sameeyay muddadii warbixinta
Adaama, Meskerem 28, 2019
EHRC waxay ugu baaqaysaa in si degdeg ah loo joojiyo dagaallada hubaysan ee qarxay, in khilaafaadka lagu xalliyo wada-hadal oo kaliya, iyo in dadka rayidka ah iyo kabayaasha rayidka ah loo fidiyo ilaalinta kuhabboon
Ansixinta Axdiga Caalamiga ah ee Dhowrista Dhammaan Dadka Qasabka lagu Waayo (ICPPED) waxay sii xoojin doontaa qaab-dhismeedka sharciga ee dalka, waxayna muujin doontaa ballanqaad cusub oo ku saabsan ka-hortagga, baaritaanka, la-xisaabtanka, iyo magdhaw-siinta dhibbanayaasha iyo qoysaskooda
Tababarradani waxay taageero mug leh ka geysanayaan sidii hannaanka caddaaladda xilliga kala-guurka uu u noqon lahaa mid ku dhisan mabaadi'da xuquuqda aadanaha, isla markaana keena natiijo caddaalad ah oo waarta
Iskaashiga lala yeesho ururada bulshada salka ku haya wuxuu door weyn ka ciyaaraa xaqiijinta ka-qaybgalka dadweynaha ee hannaanka TJ
War -Saxaafadeedka
Isbeddelka cimiladu wuxuu u taagan yahay dhibaatada xuquuqda insaanka sababtoo ah saameynta tooska ah ee uu ku leeyahay nolosha dadka, hab-nololeedkooda, iyo xuquuqdooda aasaasiga ah