15-ka dugsi ee kaalimaha hore ka galay tartanka, 8 kooxood oo dhibcaha ugu sarreeya ka keenay dooda qoran ayaa ka qaybgeli doona tartanka heer qaran ee lagu qaban doono magaalada Addis Ababa bisha Miyaaziya 2018 T.I.
Awoodda la xoojiyay ee Ururada Bulshada Rayidka ah waxay faa'iido weyn u leedahay ilaalinta xuquuqda insaanka
Guddiga Xuquuqul Insaanka Itoobiya (EHRC) waxa uu muujinayaa farxaddiisa ku aaddan doorashada Dr. Cabdi Jibriil Cali oo loo doortay xubin ka tirsan Guddiga CESCR. Doorashadani waxay aqoonsi u tahay doorka khubarada madax-bannaan ay ku leeyihiin horumarinta xuquuqda dhaqaalaha, bulshada, iyo dhaqanka ee heer caalami
Waa lagama maarmaan in la abuuro jawi suuragelinaya lana bixiyo ilaalin ku filan si loo xaqiijiyo ka-qaybgalka doorashada ee haweenka murashaxiinta xisbiyada siyaasadda iyo xirfadlayaasha warbaahinta
Aqoonsiga dhibaatada soo gaartay dhibanayaasha iyo xaqiijinta in ay si firfircoon uga qaybqaataan qaabeynta hababka caddaaladda ku-meel-gaarka ah ayaa lagama maarmaan u ah waxtarka geeddi-socodka caddaaladda ku-meel-gaarka ah
Horumarinta iskaashiga, la-xisaabtanka, iyo xuquuqda aadanaha ee isbeddelka caalamiga ah iyo saaxadda dhijitaalka ah
EHRC waxay sii xoojin doontaa dhaqdhaqaaqa ay ku ballaarinayso gaarsiinta adeegga, iyadoo bulshada ugu dhowaanaysa barnaamijka wareega ee qaabilaadda cabashooyinka
Ilaalinta hab-dhaqannada ganacsiga qaranka si ay ula jaanqaadaan halbeegyada caalamiga ah ee xuquuqda aadanaha waxay u baahan tahay dadaal wadajir ah
Horumarinta helitaanka caddaaladda, adeegyada dhaqan-celinta, iyo la-xisaabtanka dadka ka badbaaday xadgudubyada ku salaysan jinsiga iyo galmada (SGBV) ayaa weli udub-dhexaad u ah shaqada EHRC
Waa In La Xaqiijiyo Ka Qaybgalka Barakacayaasha Gudaha Ee Geedi-socodka Caddaaladda Kumeelgaarka Ah Ee Qaranka Iyo Sidoo Kale Doorashada 7-aad Ee Dalka