Si loo yareeyo saamaynta taban ee uu keeno Garaadka Macmalka ah, waxaa loo baahan yahay in la hirgeliyo garaad macmal ah oo tixgelinaya xuquuqda insaanka
Si loo xaqiijiyo in warbaahintu gudato waajibaadkeeda ku aaddan ixtiraamida iyo baahinta xuquuqda haweenka iyo carruurta, waxaa lagama maarmaan ah in la xoojiyo hawlaha kormeerka iyo xakamaynta, iyo sidoo kale shaqooyinka kor loogu qaadayo wacyigelinta
Si loo xalliyo caqabadaha soo wajaha geeddi-socodka fulinta adeegga Seeftee-naydka iyo in la xaqiijiyo xaqa ay waayeelku u leeyihiin helitaanka dammaanad bulsho oo dhammaystiran, waa in ay iskaashadaan daneeyayaashu
Dhaqangelinta dhabta ah ee halbeegyada xuquuqda aadanaha ee caalamiga ah waxay ku xiran tahay awoodda bulshada rayidka ah iyo hababka qaranka si loo fududeeyo dabagal adag iyo warbixin xilliyeedka ah
EHRC ayaa ugu baaqday hay'adaha caddaaladda iyo dimuqraadiyadda inay qaataan doorkooda geeddi-socodka abuurista Itoobiya oo xuquuqda insaanka ay ka yihiin dhaqan, iyagoo bixinaya adeegyo saldhiggoodu yahay xuquuqda aadanaha
Waxaa loo baahan yahay qaab-dhismeed sharci oo adag si loo xaqiijiyo in la dhowro xuquuqda shaqada ee Dadka baahiyaha gaarka ah qaba
Labada Hay'adood ee Qaranka ee Xuquuqda Insaanka (NHRIs) ee leh heerka aqoonsiga 'A-status' ayaa dib u xaqiijiyay sida ay uga go'an tahay horumarinta xuquuqda insaanka iyada oo loo marayo iskaashi xooggan iyo is-barashada dhiggyada
EHRC iyo Golaha Hay’adaha Diimaha ee Itoobiya ayaa kala saxiixday heshiis iskaashi ("Heshiiska Jimma") oo ku saabsan ilaalinta xuquuqda Insaanka iyo dhisidda nabadda
Xoojinta codadka, ilaalinta, iyo fayo-qabka dhibanayaasha ayaa lagama maarmaan u ah ka-qaybgalka macnaha leh ee hannaanka cadaaladda xilliga kala-guurka
Komishanka Xuquuqda Insaanka ee Itoobiya (EHRC) wuxuu ugu baaqayaa dhammaan saamilayda inay iskaashi iyo taageero dhab ah ka geystaan sidii dalkeenna Itoobiya uu si guul leh ugu martigelin lahaa Shirweynaha Guud iyo Shirka 16-aad ee Shabakadda Hay'adaha Qaranka ee Xuquuqda Aadanaha Afrika (NANHRI) ee sanadka 2019 T.I. (2027), wuxuuna sidoo kale ugu baaqayaa in si buuxda loo fuliyo talooyinka uu Komishanku soo jeediyo