Jawaab la jaanqaadaysa xaaladda deegaanka iyo dadaallada isku dubbaridan ee daneeyayaasha ayaa lagama maarmaan u ah in kor loo qaado hirgelinta xuquuqda waxbarashada ee deegaannada xoolo-dhaqatada
Waa in la xaqiijiyo xuquuqda caafimaad ee muwaadiniinta iyadoo la xoojinayo tallaabooyinka laga qaadayo ka hortagga iyo xakamaynta faafitaanka cudurrada
Si loo xaqiijiyo xaqa waxbarashada ee deegaannada xoolo-dhaqatada, waxaa lagama maarmaan ah in waxbarashada lala jaanqaadsiiyo hab-nololeedka bulshada isla markaana la xaqiijiyo gaarsiinteeda
Ilaalinta hab-dhaqannada ganacsiga qaranka si ay ula jaanqaadaan halbeegyada caalamiga ah ee xuquuqda aadanaha waxay u baahan tahay dadaal wadajir ah