Skip to content
Facebook XYouTube Linkedin Flicker Instagram WhatsApp Telegram
Ethiopian Human Rights Commission – EHRC
  • Nagu Saabsan
    • Cidaan Nahay
    • Kooxdayada
    • Shaqooyinka
    • NagalaSoo Xidhiidh
  • Deegaamada
    • Adiis Ababa
    • Canfarta
    • Axmaarada
    • Benishangul Gumuz’ta
    • Bartamaha Itoobiya
    • DirirDhaba
    • Gaambeela
    • Hararida
    • Oromiya
    • Sidaama
    • Soomaalida
    • Koonfurta Itoobiya
    • Shucuubta Koonfur Galbeedee Itoobiya
    • Tigray’ga
  • GoobahaShaqada
    • Xuquuqda Dhaqaalaha, Bulshada & Dhaqanka
    • Xuquuqda Madaniga & Siyaasadda
    • Xuquuqda Barakacayaasha, Qaxootiga & Muhaajiriinta
    • Xuquuqda Dadka Naafada ah & Xuquuqda Dadka Waayeelka ah
    • Kormeerka & Baarista Xuquuqda Insaanka
    • Xuquuqda Haweenka & Carruurta
    • Waxbarashada Xuquuqda Insaanka
    • Bandhigga Filimada Xuquuqda Insaanka
    • Tartanka Maxkamadaha Jilista (Moot Court) ee Xuquuqda Insaanka
  • War-saxaafadeedyo
  • Warbixinno
  • Warbaahinta
    • EHRC iyoWararka
    • Wargeysyada EHRC
    • Muuqaallada EHRC
    • Sawirrada/Jaantusyada EHRC
  • U danbeeyay
    • Aragtida Khubarada
    • Faahfaahinno
    • Warbixinta Dhacdooyinka
    • Warbixinnada Sannadlaha ah eeXaaladdaXuquuqda Insaanka Itoobiya
  • Khayraadka
  • English
  • አማርኛ
  • Afaan Oromo
  • Af Soomaali
  • ትግርኛ
 
Ethiopian Human Rights Commission – EHRCEthiopian Human Rights Commission – EHRC

Koonfur Galbeed Itoobiya: Kulan Falanqeyn ah oo Ku Saabsan Dhaqangelinta Xuquuqda Caafimaadka

June 17, 2026September 26, 2026 Event Update - Somali, Somali

Waa in la xaqiijiyo xuquuqda caafimaad ee muwaadiniinta iyadoo la xoojinayo tallaabooyinka laga qaadayo ka hortagga iyo xakamaynta faafitaanka cudurrada

Twitter Facebook Telegram Email Whatsapp Print

Komishanka Xuquuqda Insaanak Itoobiya (EHRC) ayaa magaalada Bonga ku qabtay madal wada-tashi ah Ginbot 14, 2018 T.I., taas oo ku saabsanayd dhaqangelinta xuquuqda caafimaadka ee aagagga Kaffa iyo Bench Sheko ee Deegaanka Shucuubta Koonfur Galbeed Itoobiya. Kulankan ayaa waxaa ka soo qayb galay wakiillo ka kala socday waaxaha caafimaadka ee aagagga Kaffa iyo Bench Sheko; degmooyinka Gimbo, Gewata, Shishonde, Bita, Decha, Chena, iyo Waqooyiga Bench; xafiisyada caafimaadka ee ismaamulada magaalooyinka Bonga iyo Mizan Aman; iyo sidoo kale xarumaha caafimaadka ee deegaannadaas.

Madashan ayaa si weyn loogu falanqeeyay natiijooyinkii iyo talooyinkii ka soo baxay baaritaan nidaamsan oo ay EHRC ku samaysay dhaqangelinta xuquuqda caafimaadka ee ismaamulada magaalooyinka iyo degmooyinka hoos yimaada aagagga Kaffa iyo Bench Sheko ee Deegaanka Shucuubta Koonfur Galbeed Itoobiya, gaar ahaan ka jawaabidda cudurka duumada (malaariyada) ee ka dillaacay deegaannadaas.

Ka-qaybgalayaasha madasha ayaa faahfaahin ka bixiyay xaaladda taagan ee faafitaanka duumada ee aagaggaas. Waxay sheegeen in heerka infekshanku uu hadda hoos u dhacay sababo la xiriira dadaallada la sameeyay, kuwaas oo isugu jira ka-saaridda iyo qallajinta biyaha fadhiya, buufinta kiimikada, qaybinta tallaallada iyo maro-kaneecada, iyo sidoo kale ololeyaal wacyigelin ah oo baaxad leh. Dhanka kale, waxay xuseen in yaraanta daawooyinka iyo qalabka caafimaadka ee lagama maarmaanka u ah daweynta iyo xakamaynta cudurka ay weli tahay caqabad weyn oo taagan.

Hawi Asfaw, Madaxa Waaxda Xuquuqda Bulshada iyo Dhaqaalaha ee EHRC, ayaa si adag ugu adkaysay in dowladda ay mas’uuliyad ka saaran tahay ka hortagga, daweynta, iyo xakamaynta cudurrada faafa, iyo sidoo kale in ay muwaadiniinta siiso daryeel caafimaad. Waxay ugu baaqday hay’adaha dowladda ee heerarka kala duwan in ay sii xoojiyaan dadaallada isku-duwaha ah ee ay la bilaabeen ururada bulshada rayidka ah iyo daneeyayaasha kale, si loo xakameeyo cudurka si waarta deegaannada u nugul cudurka duumada ee Deegaanka Shucuubta Koonfur Galbeed Itoobiya.

አማርኛ

Afaan Oromo

ትግርኛ

Related posts

July 3, 2026September 26, 2026 Event Update - Somali
Cafar:- Dood-wadaag laga yeeshay ilaalinta xuquuqda aadanaha ee eedeysanayaasha iyo maxaabiista
June 25, 2026September 26, 2026 Event Update - Somali
Oromiya: Kulan-hawleedka u-qareemidda ee ku aaddan taabbagelinta xalalka waara ee dadka gudaha ku barakacay
July 2, 2026September 26, 2026 Event Update - Somali
Deegaanka Itoobiyada Dhexe፦ Madal wacyigelin ah oo ku saabsan madaxbannaanida garsoorka iyo dhowrista xuquuqda insaanka
May 20, 2026September 26, 2026 Event Update - Somali
Benishangul-Gumuz: Dood laga yeeshay natiijooyinkii ka soo baxay kormeerida xuquuqda insaanka ee lagu sameeyay saldhigyada booliska

Signup for the Latest Update from EHRC

Submit your email to singup
Facebook Like us on FacebookXFollow us on XYouTube Follow us on YouTubeLinkedin Follow us on LinkedinWhatsApp WhatsAppTikTok TikTokTelegram TelegramInstagram InstagramFlicker Flickr

Useful Links

  • NANHRI
  • GANHRI
  • OHCHR
  • ACHPR

Get Involved

  • Jobs
  • Events
  • Contact Us
  • Telegram Bot
  • Subscribe to our newsletter

Connect with Us

  • Facebook
  • Twitter
  • LinkedIn
  • YouTube
  • Flickr
  • Instagram
Descriptive Text

We are an independent
national human rights
institution tasked with
the promotion and protection of human
rights in Ethiopia.

Submit your email to get the latest update from EHRC

Address: Sunshine Tower No. 5, Meskel Square, on Bole Road next to Hyatt Regency Hotel, Addis Ababa, Ethiopia
Tel: +251115504031 | Fax: +251 11 550 4125 | PO Box 1165 Addis Ababa | Email: info@ehrc.org


The contents of this website, excepting third party content for which the Commission bears no responsibility,
may be freely used and copied for educational and other non-commercial purposes, provided that any such reproduction is accompanied by an acknowledgement of the Ethiopian Human Rights Commission (EHRC). Source of images used in the content of this website: EHRC Media and Communications Department Archive and Creative Common License.

This website is managed by the Media and Communications team of the Ethiopian Human Rights Commission (EHRC).

Accessibility Adjustments

Powered by OneTap

How long do you want to hide the toolbar?
Hide Toolbar Duration
Select your accessibility profile
Vision Impaired Mode
Enhances website's visuals
Seizure Safe Profile
Clear flashes & reduces color
ADHD Friendly Mode
Focused browsing, distraction-free
Blindness Mode
Reduces distractions, improves focus
Epilepsy Safe Mode
Dims colors and stops blinking
Content Modules
Font Size

Default

Line Height

Default

Color Modules
Orientation Modules

We are using cookies to give you the best experience on our website.

You can find out more about which cookies we are using or switch them off in .

Scroll to top
  • Nagu Saabsan
    • Cidaan Nahay
    • Kooxdayada
    • Shaqooyinka
    • NagalaSoo Xidhiidh
  • Deegaamada
    • Adiis Ababa
    • Canfarta
    • Axmaarada
    • Benishangul Gumuz’ta
    • Bartamaha Itoobiya
    • DirirDhaba
    • Gaambeela
    • Hararida
    • Oromiya
    • Sidaama
    • Soomaalida
    • Koonfurta Itoobiya
    • Shucuubta Koonfur Galbeedee Itoobiya
    • Tigray’ga
  • GoobahaShaqada
    • Xuquuqda Dhaqaalaha, Bulshada & Dhaqanka
    • Xuquuqda Madaniga & Siyaasadda
    • Xuquuqda Barakacayaasha, Qaxootiga & Muhaajiriinta
    • Xuquuqda Dadka Naafada ah & Xuquuqda Dadka Waayeelka ah
    • Kormeerka & Baarista Xuquuqda Insaanka
    • Xuquuqda Haweenka & Carruurta
    • Waxbarashada Xuquuqda Insaanka
    • Bandhigga Filimada Xuquuqda Insaanka
    • Tartanka Maxkamadaha Jilista (Moot Court) ee Xuquuqda Insaanka
  • War-saxaafadeedyo
  • Warbixinno
  • Warbaahinta
    • EHRC iyoWararka
    • Wargeysyada EHRC
    • Muuqaallada EHRC
    • Sawirrada/Jaantusyada EHRC
  • U danbeeyay
    • Aragtida Khubarada
    • Faahfaahinno
    • Warbixinta Dhacdooyinka
    • Warbixinnada Sannadlaha ah eeXaaladdaXuquuqda Insaanka Itoobiya
  • Khayraadka
  • English
  • አማርኛ
  • Afaan Oromo
  • Af Soomaali
  • ትግርኛ
Facebook XYouTube Linkedin Flicker TikTok Instagram WhatsApp Telegram
Search
Ethiopian Human Rights Commission - EHRC
Powered by  GDPR Cookie Compliance
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.

Strictly Necessary Cookies

Strictly Necessary Cookie should be enabled at all times so that we can save your preferences for cookie settings.