Booqashadu waxay u adeegtay madal muhiim ah oo loogu kuurgalayo khibradaha shaqo ee dhabta ah, iyo xoojinta iskaashiga hay’adeed ee labada dhinac
EHRC waxay xaqiijinaysaa diyaargarowgeeda iyo sida ay uga go'an tahay inay si guul leh u martigeliso Shir-weynaha labadii sanaba mar la qabto iyo Golaha Guud ee sannadka 2027, iyadoo la kaashanaysa NANHRI iyo xubnaheeda