Iskaashiga ururada bulshada rayidka ah ee ka shaqeeya xuquuqul insaanka ayaa door weyn ka ciyaara xoojinta ilaalinta xuquuqul insaanka iyo xalinta caqabadaha ka jira Itoobiya
Isbahaysiga u dhexeeya EHRC iyo ururada bulshada rayidka waa in la xoojiyaa si loo horumariyo dhaqangelinta xuquuqda dadka gudaha ku barakacay, qaxootiga, iyo muhaajiriinta
Awoodda la xoojiyay ee Ururada Bulshada Rayidka ah waxay faa'iido weyn u leedahay ilaalinta xuquuqda insaanka
Aqoonsiga dhibaatada soo gaartay dhibanayaasha iyo xaqiijinta in ay si firfircoon uga qaybqaataan qaabeynta hababka caddaaladda ku-meel-gaarka ah ayaa lagama maarmaan u ah waxtarka geeddi-socodka caddaaladda ku-meel-gaarka ah
Taageerada iyo korjoogteynta isku dubaridan ee ururada bulshada rayidka ah ayaa lagama maarmaan u ah xaqiijinta xuquuqda qaybaha bulshada ee u nugul doorashada 7-aad ee qaranka