Tababarku wuxuu abuurayaa awood dheeri h oo u sahlaysa khubaradu inay si hufan u gutaan shaqadooda iyagoo kobcinaya aqoonta iyo xirfadaha lagama maarmaanka ah
Dhammaan daneeyayaashu waa inay iska kaashadaan sidii loo horumarin lahaa xaaladda ilaalinta xuquuqda aadanaha ee eedeysanayaasha iyo maxaabiista
Wadashaqeynta iyo ka go'naanta daneeyayaasha ayaa muhiim u ah in la wanaajiyo xaaladda loola dhaqmo xuquuqda insaanka ee eedeysanayaasha
Hay'adaha boolisku waxay door weyn ku leeyihiin xaqiijinta in habka loola dhaqmo dadka looga shakisan yahay dambiyada uu ixtiraamayo xuquuqda insaanka
EHRC waxay sii xoojin doontaa dhaqdhaqaaqa ay ku ballaarinayso gaarsiinta adeegga, iyadoo bulshada ugu dhowaanaysa barnaamijka wareega ee qaabilaadda cabashooyinka