Skip to content
Facebook XYouTube Linkedin Flicker Instagram WhatsApp Telegram
Ethiopian Human Rights Commission – EHRC
  • Nagu Saabsan
    • Cidaan Nahay
    • Kooxdayada
    • Shaqooyinka
    • NagalaSoo Xidhiidh
  • Deegaamada
    • Adiis Ababa
    • Canfarta
    • Axmaarada
    • Benishangul Gumuz’ta
    • Bartamaha Itoobiya
    • DirirDhaba
    • Gaambeela
    • Hararida
    • Oromiya
    • Sidaama
    • Soomaalida
    • Koonfurta Itoobiya
    • Shucuubta Koonfur Galbeedee Itoobiya
    • Tigray’ga
  • GoobahaShaqada
    • Xuquuqda Dhaqaalaha, Bulshada & Dhaqanka
    • Xuquuqda Madaniga & Siyaasadda
    • Xuquuqda Barakacayaasha, Qaxootiga & Muhaajiriinta
    • Xuquuqda Dadka Naafada ah & Xuquuqda Dadka Waayeelka ah
    • Kormeerka & Baarista Xuquuqda Insaanka
    • Xuquuqda Haweenka & Carruurta
    • Waxbarashada Xuquuqda Insaanka
    • Bandhigga Filimada Xuquuqda Insaanka
    • Tartanka Maxkamadaha Jilista (Moot Court) ee Xuquuqda Insaanka
  • War-saxaafadeedyo
  • Warbixinno
  • Warbaahinta
    • EHRC iyoWararka
    • Wargeysyada EHRC
    • Muuqaallada EHRC
    • Sawirrada/Jaantusyada EHRC
  • U danbeeyay
    • Aragtida Khubarada
    • Faahfaahinno
    • Warbixinta Dhacdooyinka
    • Warbixinnada Sannadlaha ah eeXaaladdaXuquuqda Insaanka Itoobiya
  • Khayraadka
  • English
  • አማርኛ
  • Afaan Oromo
  • Af Soomaali
  • ትግርኛ
 
Ethiopian Human Rights Commission – EHRCEthiopian Human Rights Commission – EHRC

Ku dhawaaqista Doorashada Dr. Cabdi Jibriil Cali oo loo doortay Xubin ka tirsan Guddiga Qaramada Midoobay ee Xuquuqda Dhaqaalaha, Bulshada iyo Dhaqanka (CESCR)

April 9, 2026October 12, 2026 Public Statement - Somali, Somali

Guddiga Xuquuqul Insaanka Itoobiya (EHRC) waxa uu muujinayaa farxaddiisa ku aaddan doorashada Dr. Cabdi Jibriil Cali oo loo doortay xubin ka tirsan Guddiga CESCR. Doorashadani waxay aqoonsi u tahay doorka khubarada madax-bannaan ay ku leeyihiin horumarinta xuquuqda dhaqaalaha, bulshada, iyo dhaqanka ee heer caalami

Twitter Facebook Telegram Email Whatsapp Print

Guddiga Xuquuqul Insaanka Itoobiya (EHRC), isagoo matalaya xafiiska Guddoomiyaha Xuquuqda Madaniga, Siyaasadda, Bulshada iyo Dhaqaalaha, waxa uu hambalyo diirran u dirayaa Dr. Cabdi Jibriil Cali doorashada loogu doortay xubinnimada Guddiga Qaramada Midoobay ee Xuquuqda Dhaqaalaha, Bulshada iyo Dhaqanka (CESCR). Dr. Cabdi waxaa lagu doortay hab codeyn ah oo ay sameeyeen Dawladaha xubnaha ka ah heshiiska (State Parties) 30-kii Maarso, 2018 T.C. (April 8, 2026) gudaha New York, si uu u buuxiyo kursiga gobolka ee guddigaas. Doorashadani waxay ka tarjumaysaa khibradda sare ee Dr. Cabdi uu u leeyahay fagaaraha xuquuqul insaanka iyo kaalinta joogtada ah ee Itoobiya ay ku leedahay nidaamka xuquuqul insaanka ee caalamiga ah.
Guddiga Xuquuqda Dhaqaalaha, Bulshada iyo Dhaqanka (CESCR) wuxuu ka kooban yahay 18 khubaro madax-bannaan oo u xilsaaran dabagalka hirgelinta Heshiiska Caalamiga ah ee Xuquuqda Dhaqaalaha, Bulshada iyo Dhaqanka (ICESCR) ee ay fuliyaan dawladaha xubnaha ka ah. Heshiiskani wuxuu dammaanad qaadayaa xuquuqaha aasaasiga ah sida helitaanka cunto ku filan, hoy, waxbarasho, caafimaad, amniga bulshada, biyo nadiif ah, fayo-dhawr, iyo shaqo.
Guddoomiyaha Guud ee EHRC, Berhanu Adello, oo hambalyo u diray Dr. Cabdi Jibriil Cali, ayaa sheegay inuu ku kalsoon yahay aqoonta sare, dhexdhexaadnimada, iyo go’aanka adag ee Dr. Cabdi u leeyahay ilaalinta xuquuqda dhaqaalaha, bulshada, iyo dhaqanka ee heer caalami. Guddoomiyuhu wuxuu intaas ku daray in guushani ay xoojinayso xiriirka Itoobiya iyo EHRC ay la leeyihiin hay’adaha xuquuqul insaanka ee caalamiga ah, gaar ahaan Hay’adaha Heshiisyada Qaramada Midoobay (Treaty Bodies).
EHRC waxay xaqiijisay inay sii wadi doonto ka qayb qaadashada ballaarinta, ilaalinta, iyo hirgelinta xuquuqul insaanka ee Itoobiya, iyadoo xoojinaysa iskaashiga, gudbinta warbixinnada, iyo dabagalka talo-soo-jeedinnada caalamiga ah. Ugu dambayntii, Guddoomiyuhu wuxuu u rajeeyay Dr. Cabdi guul iyo horumar weyn mas’uuliyadda cusub ee loo igmaday.

Related posts

March 24, 2026September 26, 2026 Event Update - Somali
Madal Wacyigelin ah oo Loo Qabtay Ka Qaybgalka Korjoogteynta Ururada Bulshada Rayidka ah ee Geeddi-socodka Doorashada
July 15, 2026September 26, 2026 Event Update - Somali
Ballaarinta Xuquuqda Insaanka: Tababarradii la bixiyay rubucii 4-aad ee sannad-miisaaniyadeedka 2018
March 27, 2026September 26, 2026 Event Update - Somali
Aqoon-is-weydaarsi: Garashada Hindisayaasha Xeer-nidaamiyaha Midowga Yurub ee laxiriira Ganacsiga iyo Xuquuqda Aadanaha iyo Saamaynta ay ku leeyihiin Itoobiya
July 20, 2026September 26, 2026 Event Update - Somali
Madasha Sannadlaha ah ee Wadatashiga Xuquuqul Insaanka ee Iskaashiga EHRC iyo Ururada Bulshada Rayidka ah

Signup for the Latest Update from EHRC

Submit your email to singup
Facebook Like us on FacebookXFollow us on XYouTube Follow us on YouTubeLinkedin Follow us on LinkedinWhatsApp WhatsAppTikTok TikTokTelegram TelegramInstagram InstagramFlicker Flickr

Useful Links

  • NANHRI
  • GANHRI
  • OHCHR
  • ACHPR

Get Involved

  • Jobs
  • Events
  • Contact Us
  • Telegram Bot
  • Subscribe to our newsletter

Connect with Us

  • Facebook
  • Twitter
  • LinkedIn
  • YouTube
  • Flickr
  • Instagram
Descriptive Text

We are an independent
national human rights
institution tasked with
the promotion and protection of human
rights in Ethiopia.

Submit your email to get the latest update from EHRC

Address: Sunshine Tower No. 5, Meskel Square, on Bole Road next to Hyatt Regency Hotel, Addis Ababa, Ethiopia
Tel: +251115504031 | Fax: +251 11 550 4125 | PO Box 1165 Addis Ababa | Email: info@ehrc.org


The contents of this website, excepting third party content for which the Commission bears no responsibility,
may be freely used and copied for educational and other non-commercial purposes, provided that any such reproduction is accompanied by an acknowledgement of the Ethiopian Human Rights Commission (EHRC). Source of images used in the content of this website: EHRC Media and Communications Department Archive and Creative Common License.

This website is managed by the Media and Communications team of the Ethiopian Human Rights Commission (EHRC).

Accessibility Adjustments

Powered by OneTap

How long do you want to hide the toolbar?
Hide Toolbar Duration
Select your accessibility profile
Vision Impaired Mode
Enhances website's visuals
Seizure Safe Profile
Clear flashes & reduces color
ADHD Friendly Mode
Focused browsing, distraction-free
Blindness Mode
Reduces distractions, improves focus
Epilepsy Safe Mode
Dims colors and stops blinking
Content Modules
Font Size

Default

Line Height

Default

Color Modules
Orientation Modules

We are using cookies to give you the best experience on our website.

You can find out more about which cookies we are using or switch them off in .

Scroll to top
  • Nagu Saabsan
    • Cidaan Nahay
    • Kooxdayada
    • Shaqooyinka
    • NagalaSoo Xidhiidh
  • Deegaamada
    • Adiis Ababa
    • Canfarta
    • Axmaarada
    • Benishangul Gumuz’ta
    • Bartamaha Itoobiya
    • DirirDhaba
    • Gaambeela
    • Hararida
    • Oromiya
    • Sidaama
    • Soomaalida
    • Koonfurta Itoobiya
    • Shucuubta Koonfur Galbeedee Itoobiya
    • Tigray’ga
  • GoobahaShaqada
    • Xuquuqda Dhaqaalaha, Bulshada & Dhaqanka
    • Xuquuqda Madaniga & Siyaasadda
    • Xuquuqda Barakacayaasha, Qaxootiga & Muhaajiriinta
    • Xuquuqda Dadka Naafada ah & Xuquuqda Dadka Waayeelka ah
    • Kormeerka & Baarista Xuquuqda Insaanka
    • Xuquuqda Haweenka & Carruurta
    • Waxbarashada Xuquuqda Insaanka
    • Bandhigga Filimada Xuquuqda Insaanka
    • Tartanka Maxkamadaha Jilista (Moot Court) ee Xuquuqda Insaanka
  • War-saxaafadeedyo
  • Warbixinno
  • Warbaahinta
    • EHRC iyoWararka
    • Wargeysyada EHRC
    • Muuqaallada EHRC
    • Sawirrada/Jaantusyada EHRC
  • U danbeeyay
    • Aragtida Khubarada
    • Faahfaahinno
    • Warbixinta Dhacdooyinka
    • Warbixinnada Sannadlaha ah eeXaaladdaXuquuqda Insaanka Itoobiya
  • Khayraadka
  • English
  • አማርኛ
  • Afaan Oromo
  • Af Soomaali
  • ትግርኛ
Facebook XYouTube Linkedin Flicker TikTok Instagram WhatsApp Telegram
Search
Ethiopian Human Rights Commission - EHRC
Powered by  GDPR Cookie Compliance
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.

Strictly Necessary Cookies

Strictly Necessary Cookie should be enabled at all times so that we can save your preferences for cookie settings.