Addis Ababa; Hidar 2, 2019 T.I.
ኣዲስ ኣበባ፤ ዕለት 1 ሕዳር 2019 ዓ.ም.
Addis Ababa, 26 Tikimt 2019 (KI)
Oktoobar 8 - 9, 2019 T.I.
Dawladdu waa inay qaaddaa hannaanka iyo tallaabooyinka ku habboon si looga hortago weerarrada ka dhanka ah dadka rayidka ah, iyadoo la xaqijinayo nabadgelyada iyo badbaadada muwaaddiniinta
Iskaashiga waxkuoolka ah ee ka dhexeeya ururrada bulshada rayidka ah iyo hay'adaha qaran ee xuquuqda insaanka ayaa ah mid aasaasi u ah kor u qaadista ka-qaybgalka iyo taageerada ay ka geystaan si geeddi-socodka caddaaladda ku-meel-gaadhka ahi u noqdo mid loo dhan yahay oo ay dadku si buuxda uga qaybqaataan.
Lesotho, Tikimti 3, 2019 T.I.
Warbixintu waxay muujinaysaa horumarada togan ee la diwaan geliyay iyo arrimaha weli walaaca leh oo ay la socdaan talo-soo-jeedino, iyadoo ku salaysan xogta iyo caddaymaha uu EHRC ku soo ururiyay kormeerka iyo baadhista xuquuqda insaanka ee uu sameeyay muddadii warbixinta
Adaama, Meskerem 28, 2019
EHRC waxay ugu baaqaysaa in si degdeg ah loo joojiyo dagaallada hubaysan ee qarxay, in khilaafaadka lagu xalliyo wada-hadal oo kaliya, iyo in dadka rayidka ah iyo kabayaasha rayidka ah loo fidiyo ilaalinta kuhabboon