Ka-go'naanta dawladda iyo wada-shaqaynta hay'adaha xuquuqda insaanka ee qaranka iyo ururada bulshada rayidka ah ayaa muhiim u ah ballaarinta saaxada madaniga ah iyo xoojinta ilaalinta u-doodayaasha xuquuqda insaanka
Abuurista xaalado suurtageliya fulinta xuquuqda is-abaabulku waa saldhigga horumarinta nidaamka dimuqraadiga ah
Guddiga Xuquuqul Insaanka Itoobiya (EHRC) waxa uu muujinayaa farxaddiisa ku aaddan doorashada Dr. Cabdi Jibriil Cali oo loo doortay xubin ka tirsan Guddiga CESCR. Doorashadani waxay aqoonsi u tahay doorka khubarada madax-bannaan ay ku leeyihiin horumarinta xuquuqda dhaqaalaha, bulshada, iyo dhaqanka ee heer caalami
Waa lagama maarmaan in la abuuro jawi suuragelinaya lana bixiyo ilaalin ku filan si loo xaqiijiyo ka-qaybgalka doorashada ee haweenka murashaxiinta xisbiyada siyaasadda iyo xirfadlayaasha warbaahinta
Taageerada iyo korjoogteynta isku dubaridan ee ururada bulshada rayidka ah ayaa lagama maarmaan u ah xaqiijinta xuquuqda qaybaha bulshada ee u nugul doorashada 7-aad ee qaranka
Si loo yareeyo saamaynta taban ee uu keeno Garaadka Macmalka ah, waxaa loo baahan yahay in la hirgeliyo garaad macmal ah oo tixgelinaya xuquuqda insaanka