Horumarinta helitaanka caddaaladda, adeegyada dhaqan-celinta, iyo la-xisaabtanka dadka ka badbaaday xadgudubyada ku salaysan jinsiga iyo galmada (SGBV) ayaa weli udub-dhexaad u ah shaqada EHRC
ኮሰመኢ፥ ምድንፋዕ ተበፃሒነት ፍትሒ፣ ግልጋሎት ሕውየትን ምርግጋፅ ተሓታትነትን ግዳያት ፆታዊ ዓመፅን ፆታ-ተኮር ጥቕዓትን (SGBV) ቀዳማይ ትኹረት ዝወሃቦ ዓውዲ ስራሕ እዩ
Promoting access to justice, rehabilitation services and accountability for survivors of sexual and gender-based violence (SGBV) remains central to EHRC’s work
Waa In La Xaqiijiyo Ka Qaybgalka Barakacayaasha Gudaha Ee Geedi-socodka Caddaaladda Kumeelgaarka Ah Ee Qaranka Iyo Sidoo Kale Doorashada 7-aad Ee Dalka
ኣብ ከይዲ ሃገራዊ ስግግር ፍትሒን ኣብ 7ይ ሃገራዊ መረፃን ተሳትፎ ተመዛበልቲ ዉሽጢ ዓዲ ምርግጋፅ ይግባእ
IDPs’ participation must be ensured in the national Transitional Justice (TJ) process, the 7th national election
Taageerada iyo korjoogteynta isku dubaridan ee ururada bulshada rayidka ah ayaa lagama maarmaan u ah xaqiijinta xuquuqda qaybaha bulshada ee u nugul doorashada 7-aad ee qaranka
ኣብ 7ይ ሃገራዊ መረፃ መሰላት ተጋለፅቲ ክፋላት ሕብረተሰብ ንምርግጋፅ ዝተዋደደ ሓገዝን ክትትልን ትካላት ሲቪል ማሕበረሰብ ወሳኒ እዩ
Coordinated support and engagement of CSOs in electoral monitoring is critical to safeguarding the rights of vulnerable groups during the 7th National Election
Si loo yareeyo saamaynta taban ee uu keeno Garaadka Macmalka ah, waxaa loo baahan yahay in la hirgeliyo garaad macmal ah oo tixgelinaya xuquuqda insaanka