Event Update – Somali, Somali | November 19, 2026
EHRC oo daneeyayaasha kala hadlay qabyo-qoraalka tilmaamaha la-socodka i…
Adeegga gargaarka sharci ee bilaashka ah waa inuu lahaado tilmaame qaran oo habaysan, si loo hubiyo tayada iyo isla-xisaabtanka ad…
News Updates – Somali, Somali | November 12, 2026
EHRC oo dabagal ku samaysay hirgelinta talooyinkii laga bixiyay adeegga …
Addis Ababa; Hidar 2, 2019 T.I. …
News Updates – Somali, Somali | November 11, 2026
Madaxda sare ee EHRC oo wada-hadal la yeeshay saraakiisha sare ee Komish…
ኣዲስ ኣበባ፤ ዕለት 1 ሕዳር 2019 ዓ.ም.…
News Updates – Somali, Somali | November 11, 2026
Maraykanku waxa uu xaqiijiyay taageerada uu u hayo dadaalka nabad-dhisee…
Addis Ababa, 26 Tikimt 2019 (KI)…
-
EHRC oo daneeyayaasha kala hadlay qabyo-qoraalka tilmaamaha la-socod…
-
EHRC oo dabagal ku samaysay hirgelinta talooyinkii laga bixiyay adee…
-
Madaxda sare ee EHRC oo wada-hadal la yeeshay saraakiisha sare ee Ko…
-
Maraykanku waxa uu xaqiijiyay taageerada uu u hayo dadaalka nabad-dh…
-
Siminaar doodeed Hoolka Istiraatiijiyadeed ee Waxbarashada oo lagu X…
Ugudanbeeyay
November 04, 2026 Public Statement – Somali, Somali
Oromiyaa: Warbixin ku saabsan Xadgudubyada Xuquuqda Insaanka ee ka dhacay Degmada Sirka ee Gobolka Koonfur-Eekhad (South East Zone)
Dawladdu waa inay qaaddaa hannaanka iyo tallaabooyinka ku habboon si looga hortago weerarrada ka dhanka ah dadka rayidka ah, iyadoo la xaqijinayo nabadgelyada iyo badbaadada muwaaddiniinta
October 15, 2026 Event Update – Somali, Somali
EHRC iyo Ururrada Bulshada Rayidka ah oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Wadajirka si Loo Xaqijiyo Geeddi-socod Caddaaladda Ku-meel-gaadhka Ah oo Loo Dhan Yahay
Iskaashiga waxkuoolka ah ee ka dhexeeya ururrada bulshada rayidka ah iyo hay’adaha qaran ee xuquuqda insaanka ayaa ah mid aasaasi u ah kor u qaadista ka-qaybgalka iyo taageerada ay ka geystaan si geeddi-socodka caddaaladda ku-meel-gaadhka ahi u noqdo mid loo dhan yahay oo ay dadku si buuxda uga qaybqaataan.
October 14, 2026 News Updates – Somali, Somali
Wafdi ee EHRC oo ay Hoggaaminayso Komishineerada Xuquuqda Haweenka iyo Carruurta oo Ka Qaybgalaya Kalfadhiga 48-aad ee Xuquuqda Insaanka ee Afrika
Lesotho, Tikimti 3, 2019 T.I.
October 09, 2026 Press Release – Somali, Report – SM, Somali
EHRC oo shaacisay warbixinta xaaladda xuquuqda insaanka ee Itoobiya
Warbixintu waxay muujinaysaa horumarada togan ee la diwaan geliyay iyo arrimaha weli walaaca leh oo ay la socdaan talo-soo-jeedino, iyadoo ku salaysan xogta iyo caddaymaha uu EHRC ku soo ururiyay kormeerka iyo baadhista xuquuqda insaanka ee uu sameeyay muddadii warbixinta
October 01, 2026 News Updates – Somali, Somali
Guddiga Xuquuqda Insaanka Itoobiya (EHRC) ayaa bilaabay madal wadatashi ah oo ku saabsan fulinta natiijooyinkii iyo talooyinkii kormeerka xaaladda xuquuqda insaanka ee xabsiyada federaalka
Adaama, Meskerem 28, 2019
September 25, 2026 Public Statement – Somali, Somali
Deegaanka Tigray: Dagaallada hubaysan ee ka qarxay deegaannada xadka u dhexeeya Tigray iyo Amhara, iyo sidoo kale Tigray iyo Afar waxay dhalinayaan xadgudubyo xuquuqda insaanka ah, sidaas darteed waa in si degdeg ah xallin loogu helaa
EHRC waxay ugu baaqaysaa in si degdeg ah loo joojiyo dagaallada hubaysan ee qarxay, in khilaafaadka lagu xalliyo wada-hadal oo kaliya, iyo in dadka rayidka ah iyo kabayaasha rayidka ah loo fidiyo ilaalinta kuhabboon
September 24, 2026 Event Update – Somali, Somali
EHRC, Guddiga Afrika ee Xuquuqda Insaanka iyo Shucuubta, iyo Kooxda Shaqada ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Dadka Qasabka ama Iskeed loo Waayay waxay wadajir u xuseen Maalinta Caalamiga ah ee Dhibbanayaasha Dadka Qasabka lagu Waayo
Ansixinta Axdiga Caalamiga ah ee Dhowrista Dhammaan Dadka Qasabka lagu Waayo (ICPPED) waxay sii xoojin doontaa qaab-dhismeedka sharciga ee dalka, waxayna muujin doontaa ballanqaad cusub oo ku saabsan ka-hortagga, baaritaanka, la-xisaabtanka, iyo magdhaw-siinta dhibbanayaasha iyo qoysaskooda
September 23, 2026 Event Update – Somali, Somali
Waxaa sii socda bixinta tababaro ka socda Itoobiya oo looga golleeyahay in lagu xaqiijiyo ka-qaybgalka firfircoon ee hoggaamiyeyaasha bulshada ee ku aadan hanaanka caddaaladda xilliga kala-guurka
Tababarradani waxay taageero mug leh ka geysanayaan sidii hannaanka caddaaladda xilliga kala-guurka uu u noqon lahaa mid ku dhisan mabaadi’da xuquuqda aadanaha, isla markaana keena natiijo caddaalad ah oo waarta
September 22, 2026 Event Update – Somali, Somali
EHRC oo iskaashi la samaysay Machadka Bulshada ee Golaha Isbaheysiga Idir-yada Itoobiya (EiCCSI) si kor loogu qaado Wacyigelinta Bulshooyinka Deegaanka ee ku aaddan Caddaaladda Xilliga Kala-guurka (TJ)
Iskaashiga lala yeesho ururada bulshada salka ku haya wuxuu door weyn ka ciyaaraa xaqiijinta ka-qaybgalka dadweynaha ee hannaanka TJ


Dhalinyarada, Xuquuqda Insaanka iyo Caddaaladda Ku-meel-gaadhka Ah

