Event Update – Somali, Somali | October 15, 2026
EHRC iyo Ururrada Bulshada Rayidka ah oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Wadajir…
Iskaashiga waxkuoolka ah ee ka dhexeeya ururrada bulshada rayidka ah iyo hay’adaha qaran ee xuquuqda insaanka ayaa ah mid aasaasi …
News Updates – Somali, Somali | October 14, 2026
Wafdi ee EHRC oo ay Hoggaaminayso Komishineerada Xuquuqda Haweenka iyo C…
Lesotho, Tikimti 3, 2019 T.I.…
Press Release – Somali, Report – SM, Somali | October 09, 2026
EHRC oo shaacisay warbixinta xaaladda xuquuqda insaanka ee Itoobiya…
Warbixintu waxay muujinaysaa horumarada togan ee la diwaan geliyay iyo arrimaha weli walaaca leh oo ay la socdaan talo-soo-jeedino…
News Updates – Somali, Somali | October 01, 2026
Guddiga Xuquuqda Insaanka Itoobiya (EHRC) ayaa bilaabay madal wadatashi …
Adaama, Meskerem 28, 2019…
-
EHRC iyo Ururrada Bulshada Rayidka ah oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Wad…
-
Wafdi ee EHRC oo ay Hoggaaminayso Komishineerada Xuquuqda Haweenka i…
-
EHRC oo shaacisay warbixinta xaaladda xuquuqda insaanka ee Itoobiya…
-
Guddiga Xuquuqda Insaanka Itoobiya (EHRC) ayaa bilaabay madal wadata…
-
Deegaanka Tigray: Dagaallada hubaysan ee ka qarxay deegaannada xadka…
Ugudanbeeyay
September 24, 2026 Event Update – Somali, Somali
EHRC, Guddiga Afrika ee Xuquuqda Insaanka iyo Shucuubta, iyo Kooxda Shaqada ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Dadka Qasabka ama Iskeed loo Waayay waxay wadajir u xuseen Maalinta Caalamiga ah ee Dhibbanayaasha Dadka Qasabka lagu Waayo
Ansixinta Axdiga Caalamiga ah ee Dhowrista Dhammaan Dadka Qasabka lagu Waayo (ICPPED) waxay sii xoojin doontaa qaab-dhismeedka sharciga ee dalka, waxayna muujin doontaa ballanqaad cusub oo ku saabsan ka-hortagga, baaritaanka, la-xisaabtanka, iyo magdhaw-siinta dhibbanayaasha iyo qoysaskooda
September 23, 2026 Event Update – Somali, Somali
Waxaa sii socda bixinta tababaro ka socda Itoobiya oo looga golleeyahay in lagu xaqiijiyo ka-qaybgalka firfircoon ee hoggaamiyeyaasha bulshada ee ku aadan hanaanka caddaaladda xilliga kala-guurka
Tababarradani waxay taageero mug leh ka geysanayaan sidii hannaanka caddaaladda xilliga kala-guurka uu u noqon lahaa mid ku dhisan mabaadi’da xuquuqda aadanaha, isla markaana keena natiijo caddaalad ah oo waarta
September 22, 2026 Event Update – Somali, Somali
EHRC oo iskaashi la samaysay Machadka Bulshada ee Golaha Isbaheysiga Idir-yada Itoobiya (EiCCSI) si kor loogu qaado Wacyigelinta Bulshooyinka Deegaanka ee ku aaddan Caddaaladda Xilliga Kala-guurka (TJ)
Iskaashiga lala yeesho ururada bulshada salka ku haya wuxuu door weyn ka ciyaaraa xaqiijinta ka-qaybgalka dadweynaha ee hannaanka TJ
September 10, 2026 Public Statement – Somali, Somali, Uncategorized
Dawladu waa inay xoojisaa tallaabooyinka sharciga ah ee gacan ka geysanaya is-afgaradka qaranka, baahinta saaxadda dimuqraadiyadda
War -Saxaafadeedka
September 08, 2026 Event Update – Somali, Somali
EHRC oo Baaq ka Soo Saartay Xoojinta Tallaabooyinka Isbeddelka Cimilada ee ku Salaysan Xuquuqda Insaanka ee Itoobiya
Isbeddelka cimiladu wuxuu u taagan yahay dhibaatada xuquuqda insaanka sababtoo ah saameynta tooska ah ee uu ku leeyahay nolosha dadka, hab-nololeedkooda, iyo xuquuqdooda aasaasiga ah
August 13, 2026 Event Update – Somali, Somali
EHRC oo loo Soo Jeediyay in loo Magacaabo Hay’ad Madax-bannaan oo Kormeerta Xuquuqda Dadka Baahiyaha Gaarka ah Qaba
EHRC oo loo Wado Inay Noqoto Kormeeraha Guud ee Madax-bannaan ee Heshiiska Xuquuqda Dadka Baahiyaha Gaarka ah Qaba
August 12, 2026 Event Update – Somali, Somali
Waxaa La Dhisayaa Diyaargarowga Hay’adeed Iyo Midka Khubarada Si Habboon Loola Socdo Hirgelinta Caddaaladda Ku-Meel-Gaarka Ah
Waa lagama maarmaan in la xoojiyo awoodda khubarada si ay si madax-bannaan ugu kormeeraan geeddi-socodka caddaaladda kumeel gaarka ah
July 20, 2026 Event Update – Somali, Somali
Madasha Sannadlaha ah ee Wadatashiga Xuquuqul Insaanka ee Iskaashiga EHRC iyo Ururada Bulshada Rayidka ah
Iskaashiga ururada bulshada rayidka ah ee ka shaqeeya xuquuqul insaanka ayaa door weyn ka ciyaara xoojinta ilaalinta xuquuqul insaanka iyo xalinta caqabadaha ka jira Itoobiya
July 16, 2026 Event Update – Somali, Somali
Kulan Wadatashi oo lala Yeeshay Daneeyayaasha, Kuna Saabsan Maalinta Wacyigelinta Xadgudubyada Waayeelka Adduunka
Si looga hortago xadgudubyada loo geysto dadka waayeelka ah, garab socda hawlaha ballaarinta wacyigelinta, waxaa loo baahan yahay in la dejiyo qaab-dhismeed sharci, siyaasadeed iyo mid hay’adeed oo bixiya jawaab dhab ah
July 15, 2026 Event Update – Somali, Somali
Ballaarinta Xuquuqda Insaanka: Tababarradii la bixiyay rubucii 4-aad ee sannad-miisaaniyadeedka 2018
Tababarradu, marka laga soo tago xoojinta ixtiraamka xuquuqda insaanka ee bulshada dhexdeeda iyo hay’adaha fulinta, waxay abuureen fursad lagu horumariyo aqoonta iyo xirfadaha lagu dhaqangelinayo mabaadi’da xuquuqda insaanka



